Milkiilaha Maqaayad uu xalay ku shaah cabay Musharax Cirro oo xabsiga la dhigay

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay milkiilaha maqaayada SIMA ee kutaala magaalada Hargeysa , kadib markii halkaasi tageen kana shaah cabeen Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo masuuliyiin kale. Maqaayada SIMA waxaa ku shaahay waqtina kula qaatay taageerayaashiisa Musharax Cabdiraxmaan Cirro, musharaxa oo maqaayada dhaxdeeda kula hadlay warbaahinta ayaana dhaliil u jeediyay maamulka Madaxweyne … Continue reading Milkiilaha Maqaayad uu xalay ku shaah cabay Musharax Cirro oo xabsiga la dhigay